Afur Soomaalida magaalada Zwolle
Posted on 03. sep, 2010 by admin in Voorlichting
Sabti kasta oo bisha Ramadaan ah waxay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Zwolle iyo hareeraheeda nasiib u yeesheen in ay meel ku wada afuraan.

said
04. sep, 2010
Wadaadkaan wallaahi waa wadaad masha allaah ah , ilaahay ha daysto .
viva somalida reer zwolle & agagaarkeeda, maxaa yeelay waa dad isku duuban.