AMSTERDAM FUTSALTOURNAMENT 2010
Maalinta Axadda ee 26 ka bishan waxaa ka dhici doona magaalada Amsterdam cayaarihii qaboobaha ee Amsterdam Futsal Tournament 2010 sanadkiisii 6aad, cayaarahaa oo ay soo agaasinto ururka HIRDA laga soo bilaabo sanadkii 2005 waxaa ku kulma dhallinyarada Somaliyeed ee ku sugan Yurub. Sanadkan waxaa nasiib u yeeshay inay ka qayb qaataan tartanka 26ka December 16 kooxood, 10 ka mid ah waxay ka imaan doonaan magaalooyinka kala duwan ee Holland, 5 ka mid ah waxay ka imaan doonaan Waddanka UK, hal kooxna waxay ka imaan doontaa Waddanka Norway. Sidoo kale waxaa marti noo ah barnaamijkii faaqidaada cayaaraha ee TV Universal oo toddobaad walba ka soo baxa TVga Universal, waxayna dabooli doonaan barnaamijka cayaaraha ee dhici doona maalinta Axadda.
Waxaan halkan ku casuumaynaa dhamaan dadka daneeya arrimaha sportiga iyo horumarka dhallinyarada Somaliyeed ee ku sugan Waddamada Yurub, joogitaanku wuxuu muhiim u yahay taageerada dhallinyarada iyo dhiirrigalintooda haddaba maalintaas waqtigaaga ugu deeq kulankan dhallinyaradu isku waydaarsan doonaan xirfadooda kubadda cagta. Goobta uu kulanku ka dhici doono waa Sporthallen Zuid Amsterdam, cinwaanka Burgerweeshuispad 54 - Amsterdam saarana wada wayn ee aadda isbitaalka VU ziekenhuis, metro 50 haltiga Isolaterweg.
Haddii aad u baahato faahfaahin dheeraad ah waxaad soo wici kartaa telefoonadan:
Tel Xafiiska: 020.71.63.831
Mobile: 06.40.87.07.28
sidaas iyo is arag wacan maalinta Axadda
———————————————————————————————-
Somali4all TV is genomineerd met
de Salto Award 2010
Op vrijdag 26 november 2010 worden de jaarlijkse SALTO Awards uitgereikt aan lokale programmamakers die zich in het afgelopen jaar hebben onderscheiden met hun radio- of televisieprogramma. Somali4all TV is hierbij genomineerd als beste TV programma, www.somali4all.com
Somali4all TV is al sinds 2006 actief met haar programmering over de Somalische gemeenschap in Nederland. Tv uitzendingen vinden plaats via de kabel tv Amsterdam Salto A2.
Somali4all TV geeft uitgebreide informatie over Somaliër in Nederland en verdiept zich in de Somalische cultuur. Zo wil Somali4all TV de Nederlandse samenleving graag laten bekendmaken met de cultuur van Somalië.
Somali4all TV zendt op woensdagavond van 18:00 tot 18:30 uit op Salto A2.
Somali4all TV is zeer verheugd over deze nominatie en ziet dit ook als een erkenning om de Somalische cultuur in een breder perspectief te promoten naar het kijkerspubliek. De Awards 2010 zullen tijdens een feestelijke avond in Comedy Theater in de Nes te Amsterdam aan de uiteindelijke winnaars worden uitgereikt.



